Beer Dalxiis loo tago oo bilowday Qorshe cajiib ah si aan qashin loogu dhax tuurin !!

Goobaha loo dalxiis tago sida beeraha ayaa inta badan dadka taga waxa ay uga tagaan qashin badan ay ku jiraan waxyaabaha ay raashinka ku cunaan, waxa ayna taasi dhibaato ku keentaa beertaasi iyo maamulkeeda. Maamulka Beer loo dalxiis tago oo kutaala Thailand ayaa keenay qorshe cajiib ah ay uga hortagayaan in beertaasi qashin lagu tuuro, … Continue reading Beer Dalxiis loo tago oo bilowday Qorshe cajiib ah si aan qashin loogu dhax tuurin !!